Madaxweyne Farmaajo & wafdigiisa oo lagu soo dhoweeyey Sharma El-Sheikh (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Masar si ay uga qayb-galaan Shir Madaxeedka dalalka Carabta iyo Midowga Yurub oo berri ka furmaya magaalada Sharma El-Sheikh. Shir Madaxeedka dalalka Carabta iyo Midowga Yurub oo markii kowaad dalka Masar lagu qabanayo ayaa waxaa looga hadlayaa xoojinta iskaashiga u … Continue reading Madaxweyne Farmaajo & wafdigiisa oo lagu soo dhoweeyey Sharma El-Sheikh (Sawirro)